Saturday, March 15, 2025
HomeWararMadaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay In Si DegDeg Ah Loo Joojiyo Dagaalka...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay In Si DegDeg Ah Loo Joojiyo Dagaalka Tukaraq.

Maalin ka hor Arroornimadii Arbacada aheyd ayaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool waxaa ka bialawday dagaal u dhaxeeyey Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland dagaalkaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawa.

Madaxweynaha JFS ayaa markale ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda Tukaraq ee u dahxeeyey labada Maamul Puntland iyo soomaaliland.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa  kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan walaalahooda oo dhibaatada ka soo gaartay Roobaabka iyo Duufaanada ku dhuftay qeybo kamid ah Soomaaliland iyo Puntland.

In kastoo xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ay Maanta degan tahay ayaa hadana waxaa weli ishor-fadhiya ciidamadii wada dagaalamay,waxana sidoo kale badi dadkii ku noolaa halkaasi ay barakaceyn.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe