Saturday, May 2, 2026
HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo aqbalay iscasilada Khayre

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay iscasilada Khayre

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay in uu badalo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre,

Sidokale Raiisulwasaare khayre ayaa isna aqbalay inuu is casilo sida ay i xaqiijiyen ila u dhaw Xafiiska Raiisul wasaraha Somalia,

Wararka oo aan wali sitoos ah loo baahan wixii kusoo kordha halkan kala soco insha allah

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe