Friday, August 7, 2026
HomeWararGudahaMadaxweyne Axmed Madoobe oo qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah.

Madaxweynaha dib loo doortaybee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah, wuxuuna xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.

Axmed Madoobe oo wareegto soo saaray ayaa Mudane Xasan Nuur Cabdi u Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Badhaadhe.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe