Tuesday, May 26, 2026
HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo u Ambabaxay dalka Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland oo u Ambabaxay dalka Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka u ambabaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti.

Safarka  madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha gudaha, Warfaafinta iyo Ganacsiga.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geelle iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsa  dalkaas, isaga oo kala hadli doona arrimo dhowr ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe