Monday, May 11, 2026
HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyey

Waxaa lagu wadaa in manta uu furo kal-fadhiga labaad ee Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya maadaama dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay fasax ku maqnaayeen Xilddhibaannada labada Aqal.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa  magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, xilkaas oo mddooyinkii la so dhaafay banaanaa.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed u magacaabay Xasan Cabduqaadir Maxamed, waxaana xilkaas ka geeriyooday Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) oo lagu dilay qarax lagula eegtay Magaalada Baydhabo 29-kii Bishii july ee sanadkan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe