Friday, April 18, 2025
HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada isagoona kuwo kale Cusub uu Magacaabay.

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha, Dekeddaha iyo dastuurka Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa loo Magacaabay Ibraahim Cali Aadan Najax.

Cali Maxamed Cali Wasiirka Dekeddaha iyo gaadiidka badda Koonfur Galbeed ayaa loo Magacaabay halka Cumar Axmed Aadan loo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda dastuurka Koonfur Galbeed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe