Waxa uu u tacsideeyey Qoysaska Askartaas lagu dilay Qarixii habeenkii Axada ka dhacay Degmada Dhoobley ee Gobalka J/Hoose, wuxuuna ku tilmaamay inay ahaayeen Askar u dhintay Difaaca Dalkooda.
Uhuru Kenyatta waxa uu ku goodiyey inay sii wadi doonaan wax kasta ha ku qaato Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab, isla markaana ay ka guuleysan doonaan, waa sida uu hadalka u dhigay.