Agaasimaha Warfaafinta Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Loomagacaabay Ibraahim Xaashi Cosoble.
Wareegto Kasoo Baxaday Xaafiiska Shiikh Maxamed shaakir Cali Xasan Ayaa Lagu Magacaabay Masuuulkaan Xaafiiska Dhinaca Warfaafinta U Qaabilsan