Tuesday, August 4, 2026
HomeWararMaamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi

Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi oo kala ah.

HOP#135 oo ay ka geeriyootay Aamino Maxamed HOP#141 oo uu ku fadhiyo Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo HOP#146 oo uu ku fadhiyo Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Doorashada Saddexdan Kursi ayaa Maalinta Sabtida ah oo taariikhdu ku beegan tahay 30 April lagu qaban doonaa Magaalada Jowhar.

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe