Home Warar DHAGEYSO: maamulka degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan oo ka ...

DHAGEYSO: maamulka degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan oo ka hadlay xaalada amni ee degmadas.

157

Gudoomiyaha degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan maxamed nuur dabaashe ayaa ka hadlay xaalada amni ee degmadas oo maalmihii lasoo dhafay ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowlada soomaliya iyo AL-shabaab.
Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan.