Friday, July 3, 2026
HomeWararDibaddaDhageyso:-Maamulka degmada cadaado oo ka digay jarista dhirta.

Dhageyso:-Maamulka degmada cadaado oo ka digay jarista dhirta.

Gudoomiye ku xigeenka degmada cadaado  Cabdixakiin Maxamad Cali    ayaa ka hadlay dadka jara Geedaha ee dhuxusha ka dhigta asigoo sheegay in ay jiraan dad doona in ay xaalufiyeen deegaanka  geedaha ku yaala  loona baahanyahay in la soo sheego dadka jara geedaha side tabaalo loogu qaado.

Waxaa uu side kale baaq u diray dadka ku nool deegaanada hoostaga degmada caadaado.

Hoos ka dhageyso: warbixin uu  ka diyariyay  wariyaheen..

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe