Tuesday, May 12, 2026
HomeBarnaamijyadaMaamulka Ahlu Sunna oo ciidamo badan geeyay deeganka Bacaha ee duleedka magaalada...

Maamulka Ahlu Sunna oo ciidamo badan geeyay deeganka Bacaha ee duleedka magaalada Matabaan gobolka Hiiraan

Maamulka Ahlu Sunna ayaa ciidamo badan geeyay deeganka Bacaha ee duleedka magaalada Matabaan gobolka Hiiraan

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka war heleen ciidamo Jabuutiyaan ah oo kasoo ruqaansaday magaalada Baladweyne kuna wajahan Dhuusamareeb

Ahlu Sunna ayaa diidan in ciidamo Amisom ah la geeyo magaalada Dhuusamareeb

Dowlada Somaliya oo dooneysa inay maamusho awooda Dhuusamareeb ayaa 3 maalin u dambeysay ciidamo geysay Dhuusamareeb iyadoona sidoo kale dowladu codsatay in ciidamo Amisom ah la geeyo Caasimada Galmudug

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe