Monday, May 4, 2026
HomeWararKursiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu doortay Afisiyooni

Kursiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu doortay Afisiyooni

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afiyooni lagu doortay kursiga Shanaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi

Kursiga Shanaad ayaa waxaa ku tartami lahaa Maxamed Maxamuud Cabdi iyo leylo Axmed Ismaaciil, balse uu u tanaasulay Maxamed Maxamuud Cabdi.

leylo Axmed Ismaaciil ayaa cod gacan taag ah ku guuleesatay, waxaana ay heshay 39 Cod halka 6 kalana ay ka aamuseen.

Kursiga ugu dambeeya ee doorashada Maanta Aqalka Sare ayaa goordhow bilaabatay, kaas oo ay ku tartamayaan Bilaal Idiris Cabdilaahi iyo Saynab Axmed Boqore.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe