Sunday, May 31, 2026
HomeWararKursi Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Kismaayo

Kursi Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda doorashadaix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland, waxaana goordhow la doortay Xildhibaankii ugu horreeyay ee Maanta.

Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku guuleystay kursiga HOP 114 ee Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashadiisu tahay Jubbaland, isaga oo la tartamay Cabdi Aadan Cabdulaahi, Cumar Ibraahim Xaashi ayaa helay 80 cod, halka Cabdi Aadan Cabdulaahi oo la tartamayey uu helay 12 cod.

Doorashada kursiga labaad ee Golaha Shacabka ayaa bilaabatay, waxaana la filayaa in Maanta Magaalada Kismaayo ilaa lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe