Tuesday, May 26, 2026
HomeWararKulanka Xildhibaannada labada aqal oo goordhow furmay

Kulanka Xildhibaannada labada aqal oo goordhow furmay

Kulanka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana siwadajir ah u guddoominaya guddoomiyeyaasha labada Aqal.

Shirka Xildhibaannada labada Aqal ayaa Ajandahiisa Maanta waxa uu yahay ka doodista Miisaaniyadda 2023, waxaana horyimid Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Cilmi Maxamed Nuur.

Xildhibaannada labada Aqal ayaa dood adag ka leh miisaaniyadda dowladda ee 2023, iyada oo Xildhibaannada ay su’aalo weeydiinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Cilmi Maxamed Nuur.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe