Home Warar DHAGEYSO: kulan ka dhacay magaalada baladweyne ee xarunta ...

DHAGEYSO: kulan ka dhacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan

77

magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu soo gababagabeeyay kulan looga hadlayay sidii haweenka ugu helilahaayeen qoondada doorashada soo socoto kaas oo mudo sedex maalin ka socday magaalada baladweyne.

waxaana ka qeybgalay maamulka gobolka hiiraan kan degmada baladweyne iyo qaar ka mid ah haweenka kunool magaalada baladweyne.

Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan.