Tuesday, September 26, 2023
HomeWararDibaddakooxo hubeysan oo dhac ka geysta xiliyada habeenkii baladweyne.

kooxo hubeysan oo dhac ka geysta xiliyada habeenkii baladweyne.

Kooxo ku hubeysan hubka fudud aya xiliyada habenki ah dhac kageysta qaar kamid ah xafadaha magalada Beledweyne waxaana ay bulshada ka qatan dhamaan waxa ay sitaan sida mobile labtobyada sacadaha iyo wixi Lamid ah qaar kamid ah bulshada aya sheegay warbaahinta  inay xita ay adag tahay xiliyada galabti ah adiga oo sita Mobil ay adagtahay in xafada qaar soo dhax Marto

Bulshada aya Lamaha amniga magalada Beledweyn ka cod,saday in arinkan ay wax kaqabtaan iayadoo  maalmihii la soo dhaafay magaaalada  baladweyne ay ka dhaceen dilal kala duwan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe