Thursday, February 13, 2025
HomeWararKhasaara ka dhashay 3 Qarax oo Maanta ka dhacay Dalka...

Khasaara ka dhashay 3 Qarax oo Maanta ka dhacay Dalka…

Ugu yaraan 8 qof ayaa  ku dhimatay, 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo  ismiidaamin ah, oo lala beegsaday kaniisadaha ku yaalla magaalada labaad ee ugu weyn Indonesia ee Surabaya.

Qaraxyadda ayaa waxaa fuliyay rag isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sidda ay xaqiijiyeen laamaha Ammaanka.

“Saddex weerar ayaa ka dhacay saddex kaniisadood, walina waxaa socda Gurmad” ayuu yiri BarungMangera, oo ah afhayeenka bariga Java.

Sidda uu sheegay Afhayeenka Weerarka ayaa lagu qaaday ku dhawaad 3 Kaniisadood, waxaana toogtay Ciidamada Ammaanka qaar ka mid ah raggii Weerarka soo qaaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

298 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe