Saturday, March 22, 2025
HomeWararJoe Biden oo ku dhawaaqay koox ka shaqeyn doonto sidii uu xilka...

Joe Biden oo ku dhawaaqay koox ka shaqeyn doonto sidii uu xilka ula wareegi lahaa

Kooxda ololaha Biden ayaa shaaca ka qaaday koox gaar ah oo ka shaqeyn doonto sidii uu si nabad ah ula wareegi lahaa xilka madaxweynaha marka la gaaro bisha Jannaayo.

Kooxdan oo gaareysa 500 ayaa ha’yadaha federaalka kala duwan kala shaqeyn doontaa sidii loo diyaarin lahaa qorshaha Biden uu ku tegayo Aqalka Cad 20-ka bisha Jannaayo ee sanadka 2021-ka, sida lagu daabacay website-ka kooxda.

Tallaabadan ayaa u muuqataa mid caddeyn u ah guusha uu gaaray Biden inkasta uu Trump uu diidan in uu aqbalo guusha.

Kooxda waxay rumeysan yihiin inay bilaabi doonaan isbaddalo ku aadan maamulka Biden inkasta oo aysan weli sii buuxda ula wareegin wasaaradaha

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe