Home Warar Itoobiya oo shaacisay in ay dishay Saraakiil ka tirsan TPLF

Itoobiya oo shaacisay in ay dishay Saraakiil ka tirsan TPLF

100

Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar sare. Madaxa howlgalada ciidanka Itoobiya Birg.Gen. Tesfaye Aylew ayaa sheegay saraakiisha la dilay ay kala yihiin; Seko Ture Getachew, Zeray Asgedom, Abebe Gebremedhin iyo Daniel Assefa. Seko Ture ayaa ahaa afhayeenka TPLF.
Sidoo kale xubnaha la xiray ayaa kala ah
Teklewoini Assefa
Dr Solomon Kidane
Gebremedhin Tewolde
4 Woldegiorgis Desta
5, Ambassador Abadi Zemo
6, Kidusan Nega
7, Tedros Hagos
8, Mihret Teklay
Abrham Adem Mohammed
Madaxa howlgalada ciidanka Itoobiya wuxuu sheegay in ay ku raad joogaan madaxda dhiman ee TPLF.