Iska horimaad goordhow ka dhacay Garoowe
Warar ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in caawa halkaasi isku farasaareen labo ciidan oo kawada tirsan Puntland
Dagaalkan oo ka dhacay xarunta baarlamanka Puntland ayaa la sheegayaa inuu dhexmaray ciidamo kala taabacsan madaxweyne Deni iyo gudoomiyaha baarlamanka Puntland
Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka
Wixii kusoo kordha dib kala soco

