Saturday, May 2, 2026
HomeWararIsbadal Lagu Sameeyay Taliyasha Boliska G/banadir

Isbadal Lagu Sameeyay Taliyasha Boliska G/banadir

Waxaa caawa xil ka qaadis iyo magacaabis lagu sameeyay taliyaasha Saldhigyada booliiska degmooyinka iyo kuwa qeybaha ee gobolka, waxaana la magacaabay ku xigeenka Taliye Saadaq Joon.

Maxamuud Jeeg ayaa loo magacaabay taliye ku xigeenka qeybta guud ee booliiska gobolka banaadir.

C/fitaax Bashiir Cali ayaa loo magacaabay taliyaha qeybta waliyow cade ee ciidanka booliska.

Shuceyb Cabdi ayaa loo magacaabay taliye ku xigeenka qeybta waliyow cade ee ciidanka booliiska.

Bashiir Cabdi Siyaad ayaa loo magacaabay taliyaha Saldhiga booliiska ee degmada Hodan.

Xuseen Cadceed Cusmaan ayaa loo magacaabay taliyaha Saldhiga booliiska degmada Warta Nabadda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe