Wednesday, July 1, 2026
HomeWararGudahaIntaasi ka dib waxaa xiga in Xildhibaannada ay doortaan Guddoonkooda, waxaana la...

Intaasi ka dib waxaa xiga in Xildhibaannada ay doortaan Guddoonkooda, waxaana la guda gali doona Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada, iyadoo ay ku sugan yihiin tobanaan Musharixiin ah.

Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo.

Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi Bari, Maxamed Yuusuf Warsame ayaa si rasmi ah u dhaariyay Xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedkaasi.

May be an image of 5 people and dais

 

Intaasi ka dib waxaa xiga in Xildhibaannada ay doortaan Guddoonkooda, waxaana la guda gali doona Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada, iyadoo ay ku sugan yihiin tobanaan Musharixiin ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe