Wednesday, August 12, 2026
HomeWararDibaddaHowlgal laga sameeyay inta u dhaxeyso Buurane iyo Mahadaay ee Sh/dhaxe{sawirro}

Howlgal laga sameeyay inta u dhaxeyso Buurane iyo Mahadaay ee Sh/dhaxe{sawirro}

Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ATMIS iyo Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa siwadajir ah u xoojiyey roondooyinka lagu sugayo amaanka Waddada muhiimka ah ee isku xirta Mahadaay iyo Buurne (MSR) ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Hawlgalka ayaa ujeedadiisu tahay in la xaqiijiyo amaanka dhaqdhaqaaqa badeecadaha iyo adeegyada aan kala go’a lahayn ee gobolka.

Taliyeyaasha ciidamada ayaa shacabka ku booriyay inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga si loo burburiyo shabakadaha argagixisada ee ku sugan dowlad goboleedka Hirshabelle.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe