Home Barnaamijyo Hogaanka Ahlu Sunna oo sheegay in gabi ahaanba ay isaga baxayaan hanaanka...

Hogaanka Ahlu Sunna oo sheegay in gabi ahaanba ay isaga baxayaan hanaanka maamul dhisida Galmudug

312

Hogaanka Ahlu Sunna oo sheegay in gabi ahaanba ay isaga baxayaan hanaanka maamul dhisida Galmudug hadii dowladu aysan joojin faragelinta

Madaxda Ahlu Sunna ayaa sheegay in dowladu ay faragelin ku heyso 20-ka xildhibaan ee loo ogolaaday in Ahlu Sunna soo xulasho

Wadaadka hogaaminaya Ahlu Sunna gobolada dhexe Macalin Maxamud ayaa sheegay in dowladu ay gacanta kula jirto 20-ka xildhibaan ee loo qoondeeyay waxuuna sheegay in hadii dowladu aysan joojin faragelinta ay ka laaban doonaan heshiiska ay wax uga dhisayaan Galmudug

Dhawaan ayay aheyd markii dowlada iyo Ahlu Sunna ku heshiiyeen in 20 xildhibaan oo ka mid noqonaya 89 xildhibaan ee Galmudug ay soo xulaan maamulka Ahlu Sunna