Thursday, May 28, 2026
HomeWararHirshabeelle oo maanta Jowhar ku qaban doonta doorashada Saddex kursi

Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku qaban doonta doorashada Saddex kursi

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu waddaa in uu maanta qabto doorashada Saddex kursi oo ka mid ah golaha Shacabka kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay maantana loogu tala galay in la qabto sida ku cad jadwalka Guddiga soo saareen.

Saddexda kursi ee maanta la qaban doono doorashadooda, islamarkaana musharaxiinta la siin doono shihaadada waxay kala yihiin:

#HOP#140 waxaa kursigaan,horay ugu fadhiyay C/qaadir Cosoble oo hadda Musharrax u ah xilka ugu sarreeya ee dalka sidoo kalena doonaya in uu mar kale kusoo laabto kursigaan.

Kursigaan ayaa ah midka kaliyah ee la shaaciyay guddiga ergada soo xulaya habeenadii xalay aheyd, waxaana loo xiray Cosoble.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe