Friday, May 1, 2026
HomeWararHirshabeele oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Maamulada

Hirshabeele oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Maamulada

Maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay Hanaanka Habraaca Doorashooyinka Maamulka Goboledyada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha & Federalka Xukuumadda Somaliya ay soo saartay.

Warqad ka soo baxday Maamulka Hirshabelle, ayaa lagu muujiyay walaaca masuuliyiinta Hirshabelle ay ka qabaan Hanaanka Habraaca Doorashooyinka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha soo saartay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe