Tuesday, October 15, 2024
HomeWararHaysom Oo Madaxda Uganda Kala Hadlay Amniga Iyo Siyaasadda Soomaliya

Haysom Oo Madaxda Uganda Kala Hadlay Amniga Iyo Siyaasadda Soomaliya

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom, ayaa Magaalada Kampala ee caasimadda Uganda kula kulmay qaar ka mid ah madaxda dalkaas.

Xubnaha ay is arkeen waxaa ka mid ah Ra’isalwasaaraha Dalka Uganda iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Uganda ee UPDF loo soo gaabiyo.

Waxyaabaha uu kala hadlay waxaa ka mid ah arrimaha amaanka iyo siyaasadda ee Soomaaliya,maaddaama Uganda ka mid tahay waddamada ku jira howlgalka AMISOM.

Mr Nicholas Haysom,ayaa madaxda Dalka Uganda uga mahd celiyay waxa uu ku sifeeyay howlgalka naf hurnimada leh ee ay kaga jiraan Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe