Tuesday, May 26, 2026
HomeWararHadal ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha UK oo cara xoogan ka dhex...

Hadal ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha UK oo cara xoogan ka dhex abuuray Midowga Yurub

Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu barbardhigay halganka dadka reer Ukraine ee dagaalka kula jira duulaanka Ruushka iyo dadka ku nool Britain ee u codeynaya Brexit ama ka bixitaanka Midowga Yurub.

Hadaladda Mr Boris Johnson ayaa caro ka dhex abuuray siyaasiyiinta UK iyo kuwa Yurub labaduba.

Donald Tusk, madaxweynihii hore ee Midowga Yurub, ayaa hadaladaladan ku tilmaamay kuwo meel ka dhac ah.

Rai’sulwasaaraha UK ayaa hadaladan sheegay maalintii Sabtidii aheyd mar uu khudbad ka jeedinayay shirkii gu’ga ee xisbiga Konserfatifka oo ka dhacayay Blackpool .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe