Wednesday, October 29, 2025
HomeDhageysiGudoomiyihii Gobolka Nugaal Oo U Geeriyooday Dhawac Kasoo gaaray Qarax Kadhacay Garoowe.

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Oo U Geeriyooday Dhawac Kasoo gaaray Qarax Kadhacay Garoowe.

Waxaa Xalay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Puntland Kadhacay Qarax uu Qof is miidaamiye ahaa Gaystay Oo Lala Eegtay Masuuliyiin Katirsan Puntland.

Inta Laxaqiijiyay qaraxaasi Waxaa Kugeeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Ee Maamulka Puntland Cabdisalaan Xasan Xirsi iyo Qofka is qarxiyay Waxaan Dhaawacyo Fudud ah Talihii hore Ee Booliska Gobolka Nugaal Farah Galan-goli iyo Dadkale Oo Shacab ah.

Laamaha Amaanka Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa Wada Dadaalo ay Ku Adkaynayaan Amaanka Caasimada Puntland iyada oo Xalay ay Qabsoomeen Kulamo Looga Hadlay Amniga Guud ahaan Puntland gaar ahaan Garoowe.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe