Sunday, November 8, 2026
HomeWararGudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay

Gudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay

Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah:
1- Mohamed Abukar Cali (Jacfar)

2- Xasan Cali Cismaan

Waxaa ka tanaasulay tartanka Xasan Cali Cismaan waxaa ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Mohamed Abukar Cali (Jacfar) waxaana ogol ugu codeeyey 100 ergada ah, waxaa maya ku codeeyey 1 ergo ah, wax ka aamusay majiraan.

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#025 Mohamed Abukar Cali (Jacfar) oo helay 100 cod.

Jacfar ayaa hadda ah gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe