Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareeb Ee Ahlu Sunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle ayaa goordhow sheegay inuu taageersan yahay dowlada
Macalin Nuur oo horey Ahlu Sunna ugu soo magacowday gudoomiyaha Dhuusamareeb ayaa sheegay in hanaanka dowladu wado uu garab taagan yahay
Taageerada gudoomiyaha u muujiyay dowlada ayaa sii wiiqeysa awooda Ahlu Sunna ee u muuqata mid gaba gabo kasii ah gobolka Galgaduud

