Home Warar Gudoomiyaha barlamanka Somaliya oo sheegay in mooshinkii wali jiro

Gudoomiyaha barlamanka Somaliya oo sheegay in mooshinkii wali jiro

300

Gudoomiyaha baarlamanka Somaliya Maxamed Mursal Cabdiraxman ayaa maanta war uu soo saaray ku sheegay in wali uu jiro mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo