Home Warar Gudoomiyaha Aqalka Sarre Oo Gaaray Turkiga

Gudoomiyaha Aqalka Sarre Oo Gaaray Turkiga

374

Wafdi Balaaran oo iskugu jira Labada Gole Ee Baarlamaanka Soomaaliya uuna Hogaaminayo Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llahi ayaa Gaaray Dalka Turkiga.

Masuuliyiin Katirsan Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa siwayn usoodhaweeyay Wafdi gudoomiyaha Aqalka Sarre.

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa Waxaa Lafilayaa in Dalka Turkiga ay Kaga Qaybgalaan Shirka Baarlamaanada Aduunka Oo Turkiga Lagu qabanayo.

Sidookale Wafdiga ayaa Lafilayaa in Kulamo Gooni Gooni ah ay Laqaataan Baarlamaanada aduunka iyo Madaxda Dalka Turkiga.