Wednesday, January 22, 2025
HomeWararGudoomiyaha Aqalka Sare ee Dawladda Oo lagu Xanibay Garoonka Aadan Cadde.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dawladda Oo lagu Xanibay Garoonka Aadan Cadde.

Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa maanta Saacaddo badan u diiday Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi in uu ka dhoofo garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Xildhibaanada Aqalka Sare oo goordhow kulan deg deg ah isuyimid ayaa Cambaareeyay falka lagula dhaqmay Madaxda Aqalka Sare.

ka dib dadaal dheer oo ay muujiyeen xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ugu dambeyntii waxa ay ku guuleysteen in gudoomiyaha la siidaayo oo uudalka ka dhoofo.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka dalbaday ciidamada AMISOM in ay jawaab deg deg ah ay ka bixiyaan Xanibaada lagu sameeyay Gudoomiyaha Aqalka Sare.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe