Gudiga doorashada Galmudug ee dowladu soo magacowday ayaa hada ka dagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb
Dowlada ayaa saakay ciidamo badan dhoobtay garoonka iyo wadada isku xirta magaalada iyo garoonka
Ahlu Sunna ayaa horey u sheegtay in gudigaas aan la keeni karin Dhuusamareeb balse dowlada ayaa keentay magaalada Dhuusamareeb iyadoo aan tixgelin diidmada Ahlu Sunna

