Sunday, April 12, 2026
HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulamo ka bilaabay Garoowe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulamo ka bilaabay Garoowe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo kala duwan.
Guddoomiyaha Golaha S Shacabka waxaa uu Caawa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ,iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah.

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa ay Garoowe u tageen ka qeyb galka Shirweyne dood ah oo sidoo kale ay ka qeyb geli doonaan Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe