Saturday, October 17, 2026
HomeWararDibaddaGuddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Dhuusomareeb

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Dhuusomareeb

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwadda Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haaji iyo wafdi sare uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Dowladda Galmudug.

Guddoomiye Luqmaan iyo wafdigiisa waxaa si diiran magaalada Dhuusomareeb ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin ka tirsan labada golle ee maamulka Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe