Saturday, November 1, 2025
HomeWararGalmudug oo ka hortimid war kasoo baxay xisbiga UPD

Galmudug oo ka hortimid war kasoo baxay xisbiga UPD

Xildhibaano katirsan mudanayaasha baarlamaanka Galmudug, wasiiro, siyaasiyiin, iyo qaar kamida gudoomiyayaasha degmooyinka Galmudug kulan ay maantey iskugu yimaadeen magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug ayaa looga dooday xaalada kala guurka ah ee maamulka Galmudg

Kulankan mudadii uu socday ayaa diirada lagu saaray sidii looga gudbi lahaa xaaladaha cakiran

Warsaxaafadeed laga soo saaray kulanka ayaa lagu cambaareeyay war shalay kasoo baxay xisbiga UPD waxaana sidoo kale lagu taageeray war kasoo baxay wasaarada arinaha gudaha Somaliya kaasi oo ahaa habraaca doorashooyinka maamul goboleedyada

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe