Saturday, August 22, 2026
HomeWararDibaddaGadiid Xamuul ah oo Isbaaro darteed ugu xayiran Degaano ka tirsan Hiiraan.

Gadiid Xamuul ah oo Isbaaro darteed ugu xayiran Degaano ka tirsan Hiiraan.

Darawalada Gadiidleyka xamuulka ee ka Howlgala Muqdisho iyo Gobolada dhexe ayaa Cabasho ka muujinaya Isbarooyin lasoo dhigay Degaano katirsan Hirshabelle.

Mid kamida Gadiidleyda oo la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in Hirshabelle ay ka qaado Canshuur gaara ah Isbarane ay u dheertahay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe