Sunday, April 19, 2026
HomeWararFarmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka

Farmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinga & Madwxweymayaasha Galmudug, Hir-Shabeelle iuo Koonfur Galbeed oo tegay Teendhada lagu wado in uu dhawaan ka furmo shirka.

Hayeeshee waxaa Goobta shirka ka maqan Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Deni iyo Axmed Madoobe aysan kasoo qeybgali doonin shirka oo uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo.

Amniga Xerada Afisiyooni ayaa aad loo adkeehay, waxaana socda dadaalo ay wadaan Xubnaha Beesha Caalamka ee ku aadan in shirka ay tagaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe