Thursday, April 30, 2026
HomeWararGudahaFadeexad ka dhacay xaafada siinaay ee magaalada muqdisho

Fadeexad ka dhacay xaafada siinaay ee magaalada muqdisho

Ciidamada Dowlada soomaaliya ayaa weerar ku qaaday dad shacab ah oo degaana xaafada siinaay ee magaalada muqdisho waxaana weerarkaas ka dhashay dacadi xoog leh oo ka dhashay,Muuqaal oo naxdin leh oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa ka soo baxay Xaafadda Siinaay, iyadoo hooyo Soomaaliyeed uu askari ulaynayo, mid kalena ciidda ku jiidayo Baraha bulshada aad lagu hadlay.

Shekh Axmed oo Markii horeba ahaa Waayeel ayay ehelkiisu noosheegeen in dhibaato xoogan iyo dhaawacyo jirdilku sababay ka muuqdaan xaaladiisuna halistahay.

Saldhiga Booliiska degmada Xamarweyne ayaa lagu xiray Shekh Axmed Siicow oo ahaa aabihii waayeelka ahaa ee aad daawateen muuqaalkiisa isagoo dhulka lagu jiidayo.

Ehelkiisa ayaa hor tuban saldhiga waxaana loosheegay inuu u xiranyahay Sargaal Sare oo katirsan Ciidanka Booliiska Gobolka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe