Wararka naga soo gaaraya degmada Warta Nabadda ayaa waxa ay sheegayaan in Tiro hoobiyeyaal ah aygoor dhaweyd ku soo dhaceen nawaaxiga Isgoyska Cali Kamiin, Xerada Ciidamada xasilinta ay degan yihiin ee Xarunta Xisbiga iyo agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada Muqdisho.
Dadka kunool Xaafaddaha Hoobiyeyaasha ay kusoo dhaceen ayaa waxa ay sheegeen in Shan madfac ay soo dhaceen kuwaasi oo siyaabo kala duwan ugu dhacay goobahaasi.
Dad isku qoys ahaa ayaa ka mid ah dadka waxyeelada ay soo gaartay, maadaama hoobiyaha uu ku dhacay gurigooda sida dadka degaanka ay xaqiijiyeen.
Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma ogga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Madaafiicdaasi.
Wixii kusoo kordha Halkaan kala soco:
You really make it appear really easy with your presentation however I to find this topic
to be actually something which I believe I would never understand.
It sort of feels too complex and very huge for me.
I am taking a look ahead on your next publish, I’ll try to
get the hold of it!
Very interesting subject, thanks for putting up.!