Home Barnaamijyo Faahfaahin qarax saakay ka dhacay Dhuusamareeb

Faahfaahin qarax saakay ka dhacay Dhuusamareeb

259

Faahfaahin qarax saakay ka dhacay Dhuusamareeb

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaaxi kutaala afaafka hore xerada Inji

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay qofkii isi soo miidaamiyay halka ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo kamid yahay xildhibaan Ahlu Sunna kasoo galay Galmudug laguna magacaabo Barakaqabe

Ciidamo iyo masuuliyiin kale ayaa fariista maqaaxida la isku qarxiyay inkastoo xiliga qaraxa dhacay uusan joogin dad badan