Sunday, April 19, 2026
HomeWararFaahfaahin Qarax ka dhacay Saldhiga degmada Waabari

Faahfaahin Qarax ka dhacay Saldhiga degmada Waabari

Qarax ayaa goordhow Saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdiaho.
Qaraxa ayaa a soo sheegayaa in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay ka dib markii qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa uu isku qarxiyay Saraakiil Ciidan.

Dadka u badan saraakiil ayaa ku dhintay waxaana dadka wax ku noqday kamid ah taliyaha Saldhigga Waabari Korneel Calooleey oo la sheegay in uu dhintay iyo waxaana ku dhaawacmay taliye ku xigeenka qeybta Waliyow Cadde iyo Sarkaal ka tirsan CID.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe