Saturday, March 22, 2025
HomeUncategorizedFaah-Faahino Ka soo Baxaya Weerar Maleeshiyaad Kubaysan ay Ka geysteen Gobolka Mudug

Faah-Faahino Ka soo Baxaya Weerar Maleeshiyaad Kubaysan ay Ka geysteen Gobolka Mudug

Wararka aynu ka helayno gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe gaari ay la socdeen dad shacab ah lagu rasaaseeyey qeybo ka mid ah gobolkaasi, kadib markii ay waddada u galeen maleeshiyaad hubeysan.

Weerarka oo dhabo gal ahaa ayaa waxaa lagu qaaday gaari nooca Barabokista oo ka yimid deegaanka Galinsoor, kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkaan ku dhintay hal qof, iyadoona ay ku dhaawacmeen labo kale oo ka mid ah dadkii la socday gaariga la rasaaseeyey.

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe